Axmed Madoobe oo kulamo kala duwan la qaatay Wakiillo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay xubnaha beesha Caalamka u fadhiya Soomaaliya. Safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya Thomas Chepkuto ayuu Madaxweynaha kulan la qaatay iyagoo ka wada hadlay Xiriirka muhiimka ah ee ka dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya, Doorka ATMIS ay ka qaadan karto Amniga Jubbaland, iyo … Continue reading Axmed Madoobe oo kulamo kala duwan la qaatay Wakiillo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)